
Casharrada fasalka 8aad — akhris iyo muuqaallo
Sida looga faa’iidaysto casharrada iyo muuqaallada fasalka 8aad ee GUULRAADRAAC.
Cashar ku baro saddex tallaabo
- Dooro maaddada, cutubka iyo casharka.
- Akhri ama daawo, adigoo qodobbada muhiimka ah qoraya.
- Ka shaqee tijaabada casharka marka ay diyaar tahay.
Haddii aad daawato cashar, hakad geli marka tusaale la sharxayo oo isku day inaad adigu dhammaystirto. Dib u daawashada keliya waxaa ka faa’iido badan in aad xasuustaada tijaabiso.
Qorshee waqtigaaga
Jadwalka ku qor maaddada, maalinta iyo waqtiga aad baranayso. Horumarkaaga ka eeg hawlaha akoonkaaga ku kaydsan. Code firfircoon ayaa loo baahan yahay si loo isticmaalo casharrada xubnaha.
Ka sii wad app-ka
Bogga hore ka dooro qaybta aad rabto. Xogta akoonkaaga, horumarkaaga iyo gelitaanka code-ku waxay ku jiraan app-ka.
Fur qaybtaan