Xuquuqda sawirrada

Credit: GUULRAADRAAC.

Boggan wuxuu khuseeyaa 20-ka sawir ee waxbarasho ee ku taxan Sawirrada GUULRAADRAAC. Sawirradaas waxaa mashruuca loogu diyaariyey iyadoo la adeegsanayo qalab AI ah.

Shuruudaha isticmaalka

Sawirrada waad ka daawan kartaa website-ka GUULRAADRAAC. Haddii aad rabto inaad dib u daabacdo, wax ka beddesho ama mashruuc kale ku isticmaasho, marka hore oggolaansho ka codso maamulka GUULRAADRAAC. Credit-ka ama link-ga website-ka oo la raaciyo keligood ma beddelayaan oggolaanshaha loo baahan yahay.

Shuruudahani ma khuseeyaan buugaagta PDF, daboollada buugaagta ama agabka cid kale leedahay. Agabkaas wuxuu leeyahay xuquuq iyo shuruudo u gaar ah.

Sida oggolaansho loo codsado

Ka fur bogga hore ee GUULRAADRAAC, kadib taabo “La xiriir maamulka”. Codsiga ku dar cinwaanka ama link-ga sawirka, meesha aad ku isticmaali doonto iyo ujeeddada isticmaalka. Sug jawaabta maamulka ka hor dib-u-isticmaalka.

← Ku noqo sawirrada

Shuruudahani waxay khuseeyaan ururinta sawirrada GUULRAADRAAC ee kor lagu qeexay.